sidee google adsense nagu aqbalay

Sidee Google AdSense nagu aqbalay in 24 hours?

Google AdSense ayaa ina soo aqbalay anaga oo aan jirna 50 casho wax ka yar waliba 24 saac gudaheed. Waa maxay Google AdSense? waa barnaamij xayaysiis caan ah oo ay maamusho Google, kaas oo u ogolanaya milkiilayaasha mareegaha iyo kuwa wax ku qora bloggers in ay ka shaqeystaan ​​waxa ku jira iyaga oo soo bandhigaya …

Sidee Google AdSense nagu aqbalay in 24 hours? Read More »